Wasiir Sabriye & wafdi uu horkacayo oo dibeda u dhoofay & Xog ku aadan ujeedka safarkooda

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mundane Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay dalka, iyagoo ku sii jeeda Magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Wafiga ayaa ka qeyb galaya shirka heerka caalami ah ee guddiga sare ee fulinta hey’adda QM ee qaxootiga adduunka. Kulankan oo ah kii 70aad aya waxaa … Continue reading Wasiir Sabriye & wafdi uu horkacayo oo dibeda u dhoofay & Xog ku aadan ujeedka safarkooda